Musharax Madaxweynenimo Ee Dalka Dr Saciid C/hi Deni Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Garowe (Sawiro)

Waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland si weyn loogu soo dhaweeyey Musharaxa u taagan xilka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaliya 2016-ka Dr.Siciid Cabdulaahi Deni, waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb galay Siyaasiyiin,Ururada Haweenka, Ganacsato, Urururada dhalinyarada iyo Mas’uuliyiin aad u badan.

Musharax Dr.Siciid Deni ayaa looga hortagay meel Magaalada u jirto 20-km,waxaana dhammaan dadka soo dhaweyey ay sheegeen in Musharax Deni uu yahay Shaqsi lagu aamini karo masiirka iyo Aayaha Dalka,waxa uuna barxadda Garoowe kula hadlay Boqolaal qof oo ka mid ahaa dadkii soo dhaweeyey.

Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-1-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-5-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-7-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-8-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-9-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-11-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-12-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-13-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-14-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-15-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-22-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-25-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-26-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-28-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-30-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-64-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-66-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-70-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-77-640x426 Musharax_Deni_Garoowe_Soodhaweyn-78-640x426

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran