Muuqaal Argagax Leh Oo Laga Soo Duubay Weerarkii Maanta Lagu Qaaday Xarunta Dembi Baarista Ee CID (Video)

Wasaarada Amniga Xukuumadda Somalia, ayaa ka hadashay weerarkaa maanta ka dhacay xarunta CID ee magaalada Muqdisho, waxaana Wasiirku sheegay  in dadka weerarka ku dhintay ay gaarayaan ilaa 13 qof, halka dhaawacuna uu 20 ku dhawyahay.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE