Sirta Ka Dambeysa Heesta Caanka Baxday Ee “Isha Sacabka Mari” Waxa Ka Sheekeenaya Abwaan Yamyam Oo Sameeyey (Video)

Heesta caanka baxday ee ay ku luqeyso Fananaada weyn ee Qadro Daahir Cige “Ubax baan Sidaa kula ordee maad iga aqbali” waxa sameeyey Abwaan C/qaadir Xirsi Yamyam.

Heesta oo laga sameeyey qiso dhab ah oo ku dhacday Fanaadka Axme Gaceyte ayaa waxay soo baxday sanadku markuu ahaa 1975-tii, waxaana ku jiro Erayo dhaxal gal ah oo abwaanka uu ku cabirayo qisada dhabta ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE