Buug Laga Qoray Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Maxamed X. I. Cigaal Oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargeysa (Video)

Buug loogu magac daray “Duco Qabe” oo laga qoray Taariikh nololeedka madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

Buuggan oo ay daabacday shirkadda SagalJet ayaa waxaa qoray Xasan Cabdi Madar…

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE