Gudoomiye C/hi Waafow Oo Beeraleyda Shabeelada Hoose Ku Dhiirageliyey Tacbashada Beeraha (Sawiro)

Gudoomiye C/hi Cali Axmed Waafow ayaa beeraleyda Gobolka Shabeelada hoose waxa uu ku dhiira geliyey waxsoo saarka Beeraha xilligan.

Gudoomiyaha ayaa booqasho ku tagay deegaano dhowr ah oo ku yaalla Shabeelada hoose oo xilligan dadka beeraleyda ay ku mashquulsanyihiin xilli Beeraadka Gu’ga oo gabagabo sii maraya.

Beeraleyda ayuu ugu baaqay in ay ka kaaftoomaan u gacan hoorasahada kuwa isku sheega samafalka ee dhaqaalaha ku bixiya hurinta Colaada Gobolka, wuxuuna taas bedelkeeda uu kula taliyey in ay ku kalsoonaadaan dhulka hodonka ah ee Alla uu ugu deeqay.

Waqti xilliyeedka Gu’ga ayaa inta badan Beeraha ku yaala shabeelada hoose waxa laga dareemaa hoos u dhac xagga wax soo saarka ah, waxaana taas loo aaneynayaa beeraleyda oo aan haaysan wax qalab ah oo ka saacida wax soo saarka Beeraha.

IMG_20160821_150437 IMG_20160821_150453 IMG_20160821_150509 IMG_20160821_150527 IMG_20160821_150540 IMG_20160821_150543 IMG_20160821_150546 IMG_20160821_150549 IMG_20160821_150553 IMG_20160821_150700 IMG_20160821_150703 IMG_20160821_150715 IMG_20160821_150725 IMG_20160821_150729 IMG_20160821_150821 IMG_20160821_150905 IMG_20160821_150944 IMG_20160821_150947 IMG_20160821_150955 IMG_20160821_150958 IMG_20160821_151216 IMG_20160821_151245 IMG_20160821_151251 IMG_20160821_151314 IMG_20160821_151319 IMG_20160821_151322 IMG_20160821_151448 IMG_20160821_151533 IMG_20160821_151541 IMG_20160821_151544

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran