Madaxtooyada Maamulka K/galbeed Ee Baraawe Oo Maanta Xariga Laga Jarayo (Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta gaaray magaala xeebeedda Baraawe ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa lgu wadaa in uu xariga ka jiro xarunta Cusub ee Maamulkaas uu ku shaqeenayo.

Wafdiga Madaxweyne Shariif oo shalay ka baaqsaday safar laga sugayey Baraawe ayaa maanta halkaasi gaaray, waxaana Wafdiga ay sal dhigteen Madaxtooytada Cusub ee maamulka.

Magaalada Baraawe oo aan lagu kalsooneyn amaankeeda ayaa waxay ku magacaabantahay Magaala Madaxda Maamulka Koonfur galbeed oo labadii sano ee lasoo dhaafay howlgab ku ahaa Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay.

14054024_1819243848308662_7050839699863184915_n 14088476_1819243991641981_3030005576627489792_n 14100281_1819243971641983_8905104378727955430_n 14102294_1819243951641985_2813716817716166971_n 14102394_1819244008308646_3372850424293379062_n

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE