Madaxweynaha Maamulka K/galbeed Oo Xariga Ka Jaray Madaxtooyada Cusub Ee Uu Ku Shaqeyn Doono Maamulka (Sawiro)

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa xariga ka jaray Madaxtooyada Maamulka.

Madaxtooyadan oo dhawaan lasoo gabagabeeyey dhismaheeda ayaa lagu wadaa in uu ku shaqeeyo Maamulka oo labadii sano ee lasoo dhaafay ku shaqeenayey Magaalada Baydhab.

Magaalada Baraawe oo ay hareeraha ka fadhiyaan dagaalyahaa nada Shabaaba ayaa laga war sugayaa Maamulka Shariif Xasan siday ugu sahlanaato ku shaqeynta Magaalo noocaasi ah.

0011 0319 0417 112 22 0118 0612 079 089 094 131 16

2123

 

15 14 12 17 18 19

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran