Barnaamijka Yaa Mudan Ee Ka Baxa Tv-ga Somali Cable Oo Lagu Falanqeeyey Doorashada Aqalka Sare (Video)

Barnaamij dood ah oo ay ka qeyb qaateen Wasiirkii hore ee Maaliyada dowlada Fedaraalka Xuseen Cabdi Xalnae iyo Xildhibaan Goodir oo ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka ayaa waxay ka doodeen dhismaha aqalka sare.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran