Maamulka Degmada C/casiis Ee Gobolka Banaadir Oo Wareejiyey Guriga Uu Deganaa Xaashi Bulxan (Video)

Maamulka degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir ayaa maanta kala wareejiyey Guri ku yaalla degmada oo murankiisa uu soo jiitamayey in mudda ah.

Gurigan oo uu degenaa Xaashi Bulxan oo ahaa darawalkii AUN Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaada Barre ayaa sida la sheegay Cadeymo iyo baaritaan muddo dheer socday ka dib lagu wareejiyey Duniyo Maxamed Faarx iyo Haweeyo Xirsi Faarax oo ah laba gabdhood oo milkiyadda guriga yeeshay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran