Dhageyso C/hi Waafow Oo Xaqiijiyey Duur Ku Jirta Shabaab Ay Xalay Soo Weerareen Talisyada Ciidamada Deegaanka

Gudoomiye C/hi Cali Axmed oo ka wararmayey weerar saf ballaaran oo ah alay saqdii dhexe ay kuso qadeen talisyada Ciidamada deegaanka kooxo hubeysan ayaa xaqiijiyey in Shabaab ka tirsanaan kuwa weerarka soo qaaday.

C/hi Waafow ayaa ugu horeyn sheegay deegaanada ay kasoo kala gurmadeen Maleeshiyada Shabaabka ee weerarka soo qaaday isagoo intaa ku daray in si isku mid ah xabad ugu bilaabay Talisyada Ciidamada deegaanka.

Mar uu ka hadlayey khsaaraha soo gaaray Ciidamada deegaanka ayuu ku sheegay in Shan meydad ah oo afar ka mid ah ay yihiin Caruur yar yar ay u taallo ayna duuganayaan ka dibna ay qabsan doonaan howsha hor taalla.

Waxa uu intaa ku daray in dhaawacyo badan iyo meydad ay geysteen deegaanada Awdheegle iyo shaan garre, wuxuu ku daray hadalkiisa in Maleeshiyada deexda ku jira ay ilaa hada dhulka ku jiidayaan meydadkii ay ka qaateen Nambar 50.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran