Ibraahim Aadan Ibraahim “Shabaab Waxa Igu Kalifay Inaan Kasoo Tago Fududeysiga Dhiiga Muslimka, Iyo Dadka Oo Laayo Khilaafka Afkaartooda” (Video)

Sarkaal ka tirsanaa dagaalyahaanada kooxda Shabaab oo lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho ayaa ka sheekeeyey sababta ku kaliftay in uu kasoo goosto Shabaab.

Ibraahim Aadan Cali ayaa sheegay in ka badan sagaal sano uu ka mid ahaa alshabaab islamarkaana uu kasoo kala shaqeeyey xafiisyo kala duwan oo ay ugu dambeyeen Dacwada iyo Waxbarashada.

Sababaha ku kalifay inuu isa soo dhiibo ayuu ku sheegay Shabaab oo baal maray Manhajkii Alle uu soo dejiyey ee ahaa ku dhaanka sharciga islaamka, waxaana uu ku eedeeyey Xarako aan shaqa iyo shuqul ku laheyn diinta islaamka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran