Qarax Lala Beegsaday Hotel Ka Soo Horjeedo Madaxtooyada Villa Somalia

Wararka aan ka heleyno magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax xooggan lala beegsaday Hotel SYL oo ka soo horjeedo madaxtooyada Villa Somalia.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyey oo Albaabka hotelka lagu dhuftay, sida ay wararka horudhaca ah sheegayaan. Waxaa la sheegayaa in la arkay meydadka 5 qof oo Hotelka hareerahiis ayaalo.

Weli si dhab ah looma tira koobin khasaraaha ka dhasay qaraxan oo gaari loo adeegsaday.

Dadka ku dhaawacmay waxaa ku jjiro ku jiro Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Federalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran