Sawirka Maanta Ee Amin Arts Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir Oo Gudoomiye Jawaari Ku Qasbaya In Odey Dhaqameed Cusub Uu Ku Daro…

Qalin maalka weyn ee Amin arts ayaa maanta qalinkiisa dul istaajiyey Gudoomiyaha Baarlamaanka fedaraalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir.

Sawirka ayaa muujinaya in Gudoomiye Jawaari lagu qasbayo in Odey dhaqameed cusub oo uu wato Xildhibaan Faarax lagu daro liiska Odayaasha soo xulaya Baarlaamka Cusub.

JAW_FAR

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE