Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka Geeska Afrika Haabiil Cabdi Haybe Oo Warmurtiyeed Kasoo Saaray Doorashada Bisha Sebtebmar (Video)

Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka Geeska Afrika Muadne Haabiil Cabdi Heybe ayaa soo saaray Warmurtiyeed uu kaga hadlayo doorashada dabayaaqada sanadkan ka dhici doonta dalka.

Mudane Haabiil ayaa marka hore ka hadlay cadaalad darada ay ku sifoobeen Madaxda Madasha Wadatashiga iyo qaabka siyaasiyiinta ay u saluugsanyihiin go’aamada kasoo baxay shirarkii dhawaan dhacay.

Muuqaalkan soo socda ayaa Gudoomiyaha Xisbiga wuxuu kaga hadlayaa arimaha aan kor kusoo sheegnay iyo arimo kale oo xasaasi ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran