Dhageyso Ku Simaha Madaxweynaha K.Galbeed Mudane Fiqi Oo Ka Hadlay Arimo…

Ku simaha madaxweynaha K.Galbeed, ahna wasiirka beeraha iyo waraabka Maxamed Xasan Fiqi ayaa sheegay in ciidamada maamulka K.Galbeed ay dagaalo kula jiraan Al-shabaab deegaano ka tirsan maamulka K.Galbeed.

Wasiir Fiqi ayaa intaa ku daray in ciidamada maamulka K.Galbeed ay u baahan yihiin taageero iyo garab-istaag, si ay uga guul keenaan howsha ay u hayaaan Shacabkooda.

Mudane Fqi ayaa sheegay in ciidamada maamulka ay diyaar u yihiin in ay sugaan ammaanka, talaabo fiicana ay qaadeen, isagoo carabka ku adkeeyay in maamulka K.Galbeed ay ka go’an tahay ┬áka mira-dhinta howsha ay bulshada u hayaan.

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran