Maxaa Xilligan Kusoo Beegay In La Qaado Dacwda Badda Ee U Dhaxeysa Soomaaliya Iyo Kenya, Daawo Wareysi Xiisa Badan

Waxa jira su’aalo badan oo laga keenay sababta xilligan kusoo beegtay in Maxkamada Cadaalada ee Heeg ay qaado dacwada badda ee u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Aqoonyahaano iyo siyaasiyiin ayaa qaba in ay jiraan arimo siyaasadeed oo ay dheelayaan Madaxda hada haaysa talada dalka oo ay ku doonayaan in mar kale dib ugu soo laabtaan xilka Madaxtinimo ee loo tartamayo dhamaadka sanadkan.

Hadaba su’aalahaas iyo kuwo kale waxa laga wareystay aqoonyahan Abdisalan Haji Ismail oo in muddo ah daba socday khiyaanooyinka lagu hayo badda Somaliya iyo halista Soomaliya ku soo socoto.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open