50 Qof Oo Soomali Ah Oo Dil Lagu Xukumay Dalka Hindiya

Maxkamad ku taala dalka Hindiya ayaa dil ku xukuntay 50 qof oo Soomali ah oo lagu helay in ay ahaayeen burcad badeed.

Dadkan la xukamay oo u badan dhalinyaro ayaa qeyb ka ahaa 119 qof somali ah oo ciidamada badda ee dalka Hindiya ay ka soo qabqabteen xeebaha badweynta Hindiya.

Dadkan ayaa lagu soo qabqabtay howlgalo ay maraakiibta dagaal ee Hindiya ka fuliyeen xeebaha badweynta Hindiya inta u dhexeysay 2012- 214-kii.

Maxaabiis soomali ah oo ay dowladda Hindiya ku eedeysay burcad-badeednimo ayaa xabsiyada dalkaas ku jiray muddo sanado ah, iyadoo qaar ay u dhinteen cuduro.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran