Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Federalka(Akhri Magacyada)

Wasiirka Kowaad Cumar Cabdirashiid ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee heerka federalka.

Guddigan ayaa ka kooban 22 qof, waxayna xallin doonaan wixii isqabqabsi ah oo ku saabsan doorashooyinka lagu wado in ay dalka ka dhacdo.

image

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open