Dowlada Fedaraalka Oo War Kasoo Saartay Dhalinyaro u Xirxiran Wadamo Ku Yaala Caalamla (Akhriso)

War kasoo baxay dowlada fedaraalka ayaa looga hadlay dhalinyaro Soomaaliyeed oo si sharci daro ah ugu xiran qaar ka mid ah dalalka Caalamka.

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada Warfaafinta ayaa si adag looga hadlay tacadiyada ay la kulmayaan Maxaabiista Soomaalida ah ee loo haaystao arimaha Buracadbadeednimada.

seyc_1

seyc_2

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran