Madaxweyaha Puntland Oo Maanta Magaalada Garowe Ka Dhagax Dhigay Dhismayaal Muhiim Ah (Sawiro)

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Munaasabad ka dhacay magaalada Garowe ku dhagax dhigay dhismaha cusub ee wasaarada waxbarashada ee Puntland.

Dr Gaas ayaa sheegay in dhismaha cusub ee wasaarada wax badan uu ka bedeli doono howsha ay wasaarada u haayso bulshada.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa maanta isla Garowe ka dhagax dhigay Xarun cusub oo yeelaneyso Jaamacadda Boosaaso faraceeda Garowe.

img_8154 img_8159 img_8160 img_8165 img_8166 img_8171 img_8173 img_8177 img_8195 img_8205 img_8210 img_8213 img_8217 img_8219 img_8242 img_8244 img_8248

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE