Maxkamadda Dastuuriga Somaliland Oo Go’aan Ka Gaartay Dacwaddii Xisbiga UCID Iyo Labada Mas’uul Ee Muranka Ka Dhexeeyey Oo Hadlay (Video)

Waxaa go’aan rasmi ah laga gaaray murankii u dhexeeyey gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Feysal Cali Waraabe iyo Murashaxa xisbiga UCID ee doorashada Somaliland Jamaal Cali Xuseen.

Maxkamadda Dastuuriga Somaliland ayaa tilmaantay qaabka lagu xalinaayo khilaafka labada mas’uul. Mas’uuliyiinta muranka uu ka dhexeeyo ayaa labaduba ka hadlay go’aanka Maxkamadda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran