Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Oo Khudbad Uu QM Ka Jeedin Lahaa Madaxweyne Xasan Culusow Ka Jeediyey Qaramada Midoobey (Video)

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye ayaa khudbad ka jeediyey shirka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey, isaga oo matalayay madaxweyne Xasan Sheekh oo shirkaasi uga baaqday arimo la xiriiro Ololaha doorashada.

Madaxweyne Xasan Culusow ayaa maalmahaan ku mashquulsan kala furdaaminta dhaqaale ee Xildhibaanada cusub ee la soo xulaayo si ay u noqdaan kuwoo daacad u ah isaga.

Daawasho wacan:

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open