Maxkamada Dastuuriga Ee Somaliland Oo Go’aan Kasoo Saartay Khilaafka Kala Qaadista Doorashooyinka

Maxkmadda Sare ee Somaliland ayaa maanta Ayiday go’aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho ee Golaha wakiilada iyo madaxtooyada taas oo uu dib ugu dhigay doorashada Wakiilada.

Xisbiga Waddani ayaa hore uga soo horjeestay kala qaadista labada doorasho isagoo dacwad u gudbiyay maxkmadda Sare laakiin saddexda xisbi Qaran oo maanta markii go’aankaasi  ka soo baxay Maxkamadda la hadlay warbaahinta waxa ay sheegeen in ay ku qanacsan yihiin Go’aanka Maxakmadda Sare.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran