Sheekh Caan Ah Oo Kenya Ku Canaantay Xadgudubka Badda Soomaaliya Kuna Baaqay Jihaad Ka Dhan Ah (Video)

Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo kamid ah Culimada Soomaaliya ayaa ka hadlay Damaca Kenya ka galay Badda Soomaaliya, oo ah Meel Khayraad badan Fadhiyo, Wuxuuna ugu Horayn soo bandhigay waxa ay Wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya oo ah laba dal oo Deris ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran