Daawo Video Kulankii Ka Dhacay Muqdisho Ee La Sheegay In Ay Ku Heshiiyeen Beelaha Biimal Iyo Habargidir

Waxaa maalintii shalay ahayd ka dhacay magaalada Muqdisho kulan lagu heshiisiiyay beelaha Habargidir iyo Biimal, kaas oo aan waxba ka duwaneyn kulamadii heshiisiinta ee ahaa ” Qawda maqashii waxna ha u qaban”.

Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Xildhibaan Nadiir, Nabadoon Maxamed Cali Baabow, Nabadoon Xasan Cali,Wasiir Macalin Barre, Xasan Shiino oo ah gudoomiye ku xigeenka gobolka Sh.Hoose. Kuwaas oo dhammaantood ka soo jeeda beesha Biimaal.

Waxaa sidoo kale joogay kulankan rag ka socda dhinaca Habargidir oo ay ku jirto Baarliin dhoodhoole iyo wasiiro ka tirsan maamulka K.Galbeed.

Gudoomiye Xasan Cumar ayaa si adag uga horyimid

Daawo Video-ga Kulanka

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran