Dhageyso Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka Hindiya Oo Beenisay Xukunka La Sheegay In Lagu Ridey Dhalinyaro Ku Xiran Dalkaas

Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Hindiya ayaa waxa ay beenisay warar ay si xoogan u baahinayeen saacadihii lasoo dhaafay warbaahinta gudaha iyo dibada.

Ebyan Ladane Saalax oo ah Safiirka Soomaaliya u fadhida dalka Hindiya ayaa sheegtay in weli maxkamada ay wax go’aan ah ka gaarin maxaabiista ku eedeysan burcadbadeednimo ee ku xiran dalka Hindiya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open