Salaad Cali Jaale “Hadaanu Sharci Jirin Maxay Ku Kala Duwanyihiin Damuljadiid Iyo Shabaab Oo Laba Tuuga Ah”

Isbaheysiga ay ku mideysanyihiin Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeymo usoo jeediyey Gudiyada doorashada.

Dadkii goobta ka hadlay waxa ka mid ahaa Musharaxiin ay ka mid yihiin Salaad Cali Jeelle, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, C/raxmaan C.shakuur iyo xubno kale kuwaas oo dhamaantood wax laga xumaado ku tilmaamay wadooyinka loo marayo qabsoomidda doorasho xalaal ah oo ka dhacda dalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE