Sawirka Amin Arts Ee Maanta, Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Loo Sheegay In Qosolkiisa Uu Ka Dambeyso Ooyin

Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga sameeyey sawir qosol badan, isagoo booqday Haweeney Sixiroole ah oo lagu magacaabo Eedo Culimo.

Sixiroolada ayaa faalkeeda ugu sheegtay Xasan sheekh in uu heli doonin xil dambe, qosolkiisana uu ka dambeyn doono ooyin.

faal2-copy

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open