Tv-ga Ku Hadla Afka Puntland Oo Baahiyey In Ciidamada Maamulkaas Ay Jab Xoogan U Geysteen Maleeshiyaad Shabaab Ah (Sawiro)

Telefishinka ku hadla Afka Maamul Goboleedka Puntland ee Xaruntiisu tahay magaalada Garoowe ayaa shaaciyey in Ciidamo ka tirsan Puntland ay Duqaynta ka dhacday Duleedka Gaalkacyo Jab ugu Gaysteen Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab.

Maamulka Galmudug oo dhankooda ka hadlay dagaalka Bariga Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamada watay diyaaradah dagaalka lasoo siiyey war qaldan, saasna ay ku beegsadeen saldhigyada Ciidamadooda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran