Daawo Muuqaal Dowlada Mareekanka Oo Sheegtay In Weerarka Duleedka Gaalkacyo Ay Ku Beegsadeen Mintidiin Shabaab Ka Tirsan

Afhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Mareykanka, captain Jeff Davis, ayaa waxuu ka hadlay duqeymo ay ciidamada Mareykanku ka gaysteen qeybo ka mid ah Gobolada Mudug iyo Jubbada Hoose, Wuxuuna sheegay inay ku beegsadeen xubno ka tirsan ururka al-Shabaab.

Mar uu ka hadlayey ­ duqeyntii dhinaca cirka ahaa ee ka dhacday Deegaanka Jeexdin oo dhacda Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, Wuxuu sheegay in duqeyntaasi ay aheyd mid laga gaaray dantii laga lahaa, Wuxuuna Xusay inay Ciidanka Duqaynta Gaystay Hogaaminayey Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open