Daawo Wareysi Dhamaystiran Oo Lala Yeeshay Aqoonyahaan Jamaal Cali Xuseen Oo U Taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Soomaaliland

Jamaal Cali Xuseen oo Waraysi uu la yeeshay Weriye Cabdirisaaq-Tera oo ka tirsan Kalsan TV, ayaa su’aalooyin kala duwan laga weydiiyey arimaha la xiriira Khilaafka u dhaxeeya isaga iyo gudoomiyaha xisbiga UCID, iyo arimo badan oo la xiriira doorashada dhici doonta bilowga Sanadka soo socda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open