Xaalada Deegaanka Buushka Ee Gobolka Shabeelada Hoose (Sawiro)

Deegaanka Buushka oo duleedka Koonfureed kaga beegan degmada Nambar 50 ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa waxa uu ka mid ahaa 0deeganadii ugu badnaa ee ay ka dhaceen dagaalada dhulballaarsiga ee laga waday Gobolka.

Deegaankan ayaa waxa difacaay Ciidamada deegaanka, waxaana in muda ah uu saldhig u ahaa Ciidamada oo ay ka difaaci jireen jihooyin kala duwan oo ay weeraro kasoo qaadi jireen Mooryaanta Habargidir.

Buushka oo lagu xasuusto dagaalo guulo badan laga soo huyiyey, ayna ku quur baxeen horjoogayaal xoog iyo kibir isku darsaday ayaa hada waxa aad u saameysay Colaadda isbaheysiga Maleeshiyada wajiyada badan ee dagaalka kula jira Beesha Biimaal.

Waxa istaagay inta badan ganacsigii iyo adeegii ka jirey, shacabka ayaa u kala qaxay deegaano dhowr ah, waxa hada ku sugan dad tira yar oo dantu ay biday inay ku noolaadaan.

img_20160927_100810 img_20160927_100812 img_20160927_100822 img_20160927_100826 img_20160927_100839 img_20160927_100844 img_20160927_100908 img_20160927_100921 img_20160927_100930 img_20160927_100949 img_20160927_100951 img_20160927_101000 img_20160927_101003 img_20160927_101007

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open