Dhageyso Safiirka Maraykanka Ee Soomaaliya Oo Ka Hadley Duqeyntii Duleedka Gaalkacyo

Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa waraysi uu siiyey Idaacadda Codka Maraykanka ee VOA waxa uu uga hadley duqeyntii dhawaan maraykanku ka geystey duleedka Gaalkacyo.

 Safiirka ayaa sheegay in ay ogyihiin in al-Shabaab ay ka hawlagalaan xadka u dhxeeya Galmudug iyo Puntland oo ay isku dayaan in ay xaaladda sii xumeeyaan.
Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran