Madaxweynaha Suudaanta Koonfureed Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Soomaaliya (Sawiro)

Madaxweyanaha dalka Suudaanta Koonfureed Salva Kiir ayaa waraaqihii safiirnimo kaga gudoomay danjiraha dowlada Soomaaliya u magacaawday wadanka Mudane Xuseyn Xaji Axmed Maxamuud.

Munaasabad ka dhacday magaalada Jubba ayaa waxaa goob joog ka ahaayen wasiiro ka tirsan dowlada Koofur- Sudan iyo Diblomaasiyiin ka tirsan Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay magaalada jubba.

dsc_0010-768x510 dsc_0015 dsc_0015-1 dsc_0046-768x510

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open