Deg Deg Qarax Baabauur Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Gaari ayaa ku qarxay wadad hor marto xerada dadka soo barakay ee Rajo ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa baabuurka ayaa wararka hordhaca ah ee la helayo ayaa sheegaya in uu ku geeriyooday hal ruux halka aan la sheegin wax kale oo dhaawac ama dhimasho.

Wixii warar ah ee kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonnaa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran