Eng Feysal Cali Waraabe “Xamar Dagaalo Ayaa Ka Socda, Jin Iyo Shayaadiin Ayaa galay” (Video)

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali waraabe oo Khudbad ka jeediyey magaalada Hargeisa,  ayaa ka hadlay Qabyaalada iyo dagaal Beeloodyo ka socda maamulka Somaliland,  Wuxuuna Itoobiya ku Amaanay  QAADKA  ay usoo dhoofin jirtay Inay ugu Dartay Jaamacado waxbarasho oo laga maamulo Itoobiya.

Dhinaca kale mar uu ka hadlayey xaalada magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu ku sifeeyay meel ay Galeen Shayaadiin iyo Jin Xamar dagaalo ayaa ka socda, Jin iyo Shayaadiin ayaa galay, Maaha inaynu ku dayano ayuu yiri.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open