Jaaliyadda Deegaan-weynaha Ceeljaale Oo Qaleebayey Dugsiga Hoose Iyo Dhexe Ee Fiqi (Sawiro)

Jaaliyada Beesha Biimaal ee kasoo jeeda deegaanka Ceeljaale ee duleedka magaalada Marka ayaa qalabeeyey Iskuul hoose iyo dhexe ah oo ay wax ku bartaan ardeyda soo koreysa ee waxbarashada ku seegtay Colaadda.

In ka badan 500, ardey oo u baahi qavay adeeg waxbarsho ayaaa ku dhaqnaa Deegaanka Ceeljaale waxaan dhawaan Iskuul waxbasraho u qaleebeeyey Jaaliyada Deegaankaas u dhalatay kaas oo loogu magac daray “Fiqi praimeri School”.

Deegaanka Ceeljaale ayaa waxa ku yiilay Iskuul hoose iyo dhexe, oo ay gacanta ku haaysay hey’ada WFL, hase ahaatee dhismah iskuulkaas ayaa u burburya daryeel la’aan halka maclimiinta ay uga kala tageen mushahar la’aan.

Tallaabada ay qaaday Jaaliyadda Deegaan weynaha Ceeljaale ayaa ah talaalbo ku dayasho mudan, waxaana baahi waxbarasho oo aad u xoogan ay ka taagantahay deegaano badan oo ay ku noolyihiin Caruur ku jirta xilligii ay waxbaran lahaayeen.

Hase ahaatee colaada xaga maskaxda ah ee saaran deegaanka ayaa caruurtaas u diiday in ay heleen adeegyada ay haaystaan caruurta aasaagooda ah ee ku nool gobolada kale.

14518669_1256753171021587_296345093_n 14518816_1256753301021574_686131224_n 14528350_1256752891021615_879534967_n 14542715_1256752547688316_125034172_n 14542725_1256752181021686_1612520186_n 14550543_1256752721021632_1523846288_o 14555577_1256752371021667_571324537_n 14555798_1256753044354933_1749089701_n 14555990_1256753741021530_532698239_n 14569009_1256752264355011_1974607923_n 14569589_1256752284355009_1029817732_n 14571893_1256752124355025_1943460168_o 14572023_1256752561021648_1331349_o 14580539_1256752154355022_1644149331_n

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open