Kooxda Shabaab Oo Soo Bandhigtay Askarigii Labaad Ee Kenya U Dhashay Oo Maxbuus Ahaan Gacanta Ugu Jira (Sawiro)

Dagaalyahaanada kooxda Al Shabaab ayaa soo bandhigay Muuqaal Video ah oo ka soo muuqday Askari u dhashay dalka Kenya oo ay gacanta ku hayaan, kaasi oo lagu qabtay dagaalkii ay ku qaadeen Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo.

David Ngugi Wataari, ayuu ku sheegay Magaciisa Askarigaan, waxaana uu ka tirsan yahay Guutada 120-aad ee ciidanka Difaaca dalka Kenya, gaar ahaan Guutada Madaafiicda.

Waxa uu fariin u diray Qoyskiisa oo uu ka dalbaday inay ka shaqeeyaan sidii looga soo fur furi lahaa gacanta Ururka Al Shabaab.

2fd5c4c89bd4f6a5a51f 1475387214b9eb0 1475387215e3456

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open