Dhageyso Madaxweynaha Dowlada Fedaraalka Ayaa Khudbad U Jeediyey Shacabka Baydhaba Taas Oo Uu Kaga Wrabixiyey Ujeedada Safarkiisa

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba ayaa khudbad u jeediyey Shacabka Baydhaba, waxaana uu kaga xog waramay ujeedada Safarkiisa.

Mar uu ka hadlay ujeeda safarkiisa ayuu sheegay in ay ku koobantahay laba arin, midkood ayuu ku sheegay in uu yahay Musharax u taagan qabashada xilka Madaxtanimada iyo dardargelinta doorashooyinka.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE