Dhageyso Madaxweynaha Puntland Oo Ka Warbixiyey Howlaha Soo Xulista Xildhibaanada Ee Ka Socota Deegaanada Puntland

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka waramay halka ay marayaan howlaha soo xulidda Xildhibanada Baarlamaanka ee fedaraalka.

Waxa uu sheegay Madaxweyne Gaas in ay u diyaar garoobeen soo xulidda Xildhibaanada Aqalka sare iyo aqalka hoose, waxaana uu intaa ku daray in hada ay socoto howsha dhawaana lasoo gabagabeyn doonno.

Dhageyso Codka Madaxweyne C/weli Gaas

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open