Ergada Shirka Maamul U Sameynta Hiiraan Iyo Shabeelada Dhexe Oo Maanta Loo Qeybiyey Dastuurka Uu Yeelanayo Maamulka Cusub (Sawiro)

Shirka ka socda magaalada Jowhar oo shalay ay isaga baxeen qaar ka mid ah Ergada ayaa maanta lgu qanciyey in ay dib ugu laabtaan howlka shirarka, ka dib markii la xaliyey tabashooyinkooda.

Ergada ka qeyb galeysa shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa Maanta loo qeybiyay dastuur qabyo qoraalka ah oo uu yeelanayo Maamulka labada gobol.

Sidoo kale Ergada ayaa lagu wadaa inay isku raacaan magaca uu yeelanayo maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo dhawaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ugu baaqday shacabka inay aragtidooda ka soo dhiibtaan magaca iyo astaanta calanka uu yeelanayo maamulka labada gobol loo dhisayo.

ergada1 ergo

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open