Gudoomiye Ciro Oo Ka Hadley Kulankii Maanta Xisbigiisu La Yeeshay Siyaasiyinta Isbaheysiga Kulmiye (Video)

Gudomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo wareysi siiyey Wariye Xamse Cali Bulbul oo ka tirsan saxafiyiinta Horn Cabl Tv ayaa waxaa uu ka hadley kulankii maanta xisbigiisu la yeeshay siyaasiyiinta isbaheysiga Kulmiye.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE