Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Baydhaba (Sawiro)

Madaxweynaha waqtigiisu sii dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamul Goboleedka Koonfuur Galbeed.

Madaxweynaha oo qeybaha bulshada kula hadlayey magaalada Baydhaba ayaa sheegay in ujeedka socdaalkiisa uu yahay dardar-gelinta hawlaha doorashada.

xasan xasan1 xasan2 xasan3

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open