Daawo Wareysi Xiisa Badan Oo Lala Yeeshay Siyaasiga Salaada Cali Jaalle (Video)

Siyaasiga Salad Cali Jeelle oo ah Musharax u taagan Xilka Madaxwayne ee Soomaaliya ayaa Waraysi Xiiso badan oo uu Bixiyey Wuxuu uga hadlay Xaalada Soomaaliya, Wuxuuna ugu horayn siwayn uga hadlay Soomaalida ku xiran dalka Hindiya, Wuxuuna Xukunkooda ku Sifeeyay Xasuuq, Iyadoona Dawlada Xasan sheekh ku eedeeyay Inay dayacday Doorkeedii.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open