Dhageyso Ma’uul Ka Tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Shifay Inay Isku Maandhaafsanyihiin Qadiyadda Shirka Jowhar

Gudoomiye ku xigeenka siyaasada iyo arimaha bulshada ee Gobolka Hiiraan ayaa daboolka ka qaaday isqabqabis ka dhex jira Maamulka Gobolka gudahiisa ku waas oo isku haaysa Shirka ka socda magaalada Jowhar.

Waxa ii sheegay in maamulka uu ku dhowyahay mid fashilma oo ku kala taga shaqada ay u hayaan bushada, waxaana eedaa uu dusha ka saaray Gudoomiyaha Hiiraan Yuusuf Dabageed.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open