Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Baarlamaanka Kenya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Gacan Ka Hadalkii Dhexmaray Isaga Iyo Wasiir Hore (Video)

Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Gacan qaadkii dhawaan ku dhexmaray Hotel ku yaala magaalada Nairobi Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya.

Faarax Macalin ayaa   Ka qoomameeyay Dagaalkii gacan ka hadalka ahaa ee Wasiirka Dhexmaray, Wuxuuna sheegay inuu ka Xun yahay Waxay ahayd Arin Fool Xun, Shacabkana waan ka Raali gelinayaa, Arin Qoys ayaa imika lagu Xalinayaa Ayuu yiri.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open