Daawo Sawiro Argagax Leh Oo Laga Soo Qaaday Magaalada Xalab Ee Dalka Siiriya

Warbaahinta Caalamka ayaa soo bandhigaya Muuqaalo argagax leh oo laga soo qaaday qeybo kamid ah magaalada Aleppo ama Xalab oo loogu magac daray Naarta Dunida, waxaana ka socda magaaladan dagaalo xoogan iyo duqeymo culus ay geesanayaan Diyaaradaha dagaalka Ruushka iyo kuwa Dowlada Siiriya.

his_1 his_2 his_3 his_4 his_5 his_6 his_7 his_8

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran