Dhageyso Gudoomiyaha Buulaburde “Caasimada Labada Gobol Waa Buulaburde, Sida Horey Loo Soo Saarey Wareegtada”

Gudoomiyaha magaalada Buulaburde C/casiis Duudow ayaa si adag uga hadlay shirka ka socda magalaada Jowhar oo Shalay lagu ansaxiyey in Caasimada Maamulka Hiiraan iyo Shabeelada dhexe ay noqoto Jowhar.

Duurow ayaa sheegay in wax Erga ah oo ay wakiisheen aanay ka joogin Jowhar, waxa uu intaa ku daray waxa ka msocda Jowhar ay yihiin kuwo ay shaqa ku laheyn.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open