Ergada Shirka Jowhar Oo Isku Raacay Magaca Maamulka Labada Gobol Iyo Astaanta Uu Yeelanayo (Sawiro)

Ergada ku shirsan Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelada dhexe ayaa xalay ansaxiyey Magaalada iyo astaanta Maamulka labada Gobol Hiiraan iyo Shabeelada dhexe.

Magacyada Codaynta ayaa bilaabatay waxaana shirka daadihiniayy xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha gudaha Pro Yaxye Cali Ibraahim ilaa 11 magac oo laga soo xulay magacyadii ay bulshada soo direen ayay u codeeyay ergada kuwaas o isku raacay magaca dowlad goboleedka Hiiraan iyo Sh/dhexe inuu noqdo HirShabeelle State.

1-1-1-500x334 1-1-500x281 1-2-500x281 1-2-500x334

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran