Goobaha Loo Dalxiis Tago Ee Ku Yaala Magaalada Kismaayo Iyo Quruxda Daahsoon Ee Soomaaliya (Video)

Wariye u shaqeeya laanta afka ingariiska ku hadasha ee Africa CCTV, ayaa waxa uu warbixin ka diyaariyay goobaha ay Soomaalida qurba joogta ah ay u dalxiiska tagaan, sida xeeebta Jasiira,Liido iyo goobo ka baxsan caasimadda Muqdisho sida tuulada Goobweyn oo ah goobta uu webiga Jubba uga darsamo badweynta Hindiya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran